Ku so dhawaada podcastkan ”Huda’s Diary”. Halkan waxa oga hadli doona qiisooyin, sxbtinimada waxeey tahay, dating lifeka iyo sida aad naftada ogu kalsoonan lehed.I’m going to spell the tea. And I hope that you enjoy this and don’t forget to subscribe on my podcast besties.