Afleveringen
-
Barnaamijka Garasho-wadaag taxanaha 59-aad waxaan si qotodheer dheer uga hadalnay Ololaha nadaafadeed Ee mudada todobaadaka ah ka socda Gaalkacyo oo ay si wadajir ah uga qeyb qaadanayaan Maamulka degmada iyo qeybaha bulshada.
Waxaa barnaamijka marti noogu ah Xildhibaan Maryan Sheikh Xasan oo ka tirsan golaha deegaanka Gaalkacyo iyo Xabiibo Koofurow oo ah Gudoomiyaha Ururka Haweenka Nabadda. -
Deeqo Diiriye Diirshe, oo ka mid ah Haweenka Degmada Wisil
iyo
Baashi Cali Xaashi, Gudoomiyaha Ururka Saxafiyiinta Gobolka Mudug -
Zijn er afleveringen die ontbreken?
-
Bile Dahir Omar, Iskuduwaha wasaaradda Gargaarka iyo maaraynta musiibooyinka Galmudug
iyo
Hinda Dahir Jamac, Madaxa Tababarada Golaha Warbaahinta -
Nuuriyo Abdi Awale, oo xubin ka ah ururada bulshada rayidka ah
iyo
Siciid Cabdulaahi Kulmiyeoo ka mid ah Suxufiyiinta Gobalka Mudug -
Xaliima Jaamac, Xoghayaha guddiga gurmadka abaaraha, ahna xubin firfircoon oo ka tirsan Shabakadda Nabad-Dhisayaasha
iyo
Axmed Xassan Faarax, Iskuduwaha Wasaaradda Biyaha iyo Tamarta Gobalka Mudug Galmudug -
Fartun Mohamed Ali
iyo
Falis Abshir Guuleed -
Hani Axmed Maxamud
iyo
Maxamed Sheikh Saciid -
Sumayo Ibraahiin Cismaan
iyo
Cabdirahman Maxamed Cabdi -
Zamzam Maxamed Colaad iyo Garaad Axmed Rooble
-
Diib Mohamed Cardofe, Gudoomiyaha Ururka Kasmo
iyo
Calas Abdinur Barre, Gudoomiyaha – Shabakadda Nabadda, Dhusamareb -
Farxiyo Maxamuud Yuusuf, Agaasimaha Jinsiga Ururka Suxufiyiinta Qaranka (NUSOJ)
iyo
Raxma Xasan Maxamed, Agaasimaha Tababarada Ururka (NUSOJ) -
Nabadoon Cabdulaahi Cabdi Xasan iyo Nabadoon Cabdulqaadir Cali Cigaal
-
Abshiro Cali Geedi, Isuduwaha Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka; Gudoomiyaha Ururka hayaanka nabadda
iyo
Maxamuud Nuur Xaashi, Agaasimaha Waaxda dib u heshiisiinta Wasaardda Arinaha gudaha Galmudug -
Khadra Cabdulaahi Cali, Xubin ka mid ah Haweenka Nabadda ka shaqeeya
iyo
Caasho Cali Bagaag, Gudoomiyaha Ururka Haweenka Nabadda Gobalka Mudug -
Cabdikariin Xasan Maxamed oo ka Tirana Wasaaradda Beeraha
iyo
Xamdi Cabdulqaadir Geele oo ah gudoonka Waxbarashada Degmada Gaalkacyo -
Cilmi Kulan Geedi
iyo
Cabdi Macalin Maxamuud -
Zamzam Colaad
iyo
Sheikh Abdihakim Mohamed Xirsi -
Xaawo Xirsi Kaarshe
iyo
Faaid Xirsi Cali -
Sahra Maxamuud Maxamed
iyo
Cismaan Cali Sheikh Axmed - Laat meer zien