Afleveringen
-
Bismilaah;
๐ฟ Dabeecadda oo dhan way socotaa โ๏ธ๐๐ฌ๏ธโ๏ธ Maalinta, habeenka, cirka, dabaysha. Inaguna sideen u dhaqaaqnaa jir ahaan ๐ช, dareen ahaan ๐ญ, iyo ruux ahaanba ๐๏ธ?
๐ง Qaybtan waxaan ku eegaynaa muhiimada dhaqaaqa si aan u helno caddayn nolosheenna ah.
Dhagaysi wacan! ๐๏ธโจ
-
Bismilaah;
Roobku waa raxmad โ๏ธ, waa xasuus ๐ญ, waa bilow cusub ๐ฑ. Qaybtan cusub ee ๐๏ธ podcast-ka, waxaan ka hadlaynaa sida roobku inoo xasuusin karo imaan ๐, rajo iyo nafis.
Mararka qaar qalbigeennu wuxuu noqdaa sida dhul qallalan oo kale ๐ laakiin roobka raxmadda Ilaahay ๐คฒ๐ฝ ayaa soo daโa, qalbigana dib ayuu u noolaadaa ๐.
Dhageyso โก๏ธ Ka fakir โก๏ธ Na La wadaag, adigoo isweydiinaya:"Roobku muxuu i xasuusinayaa?" ๐ง๏ธ๐ฌ
-
Zijn er afleveringen die ontbreken?
-
Bismilaah;
Xagee ayaad maanta joogtaa?Mararka qaar, waxaan u ekaan karnaa kuwo deggan ama xasilloon , laakiin gudaha waxaa ka socda dadaal, korriin iyo isku day. Qeybtan waxaan uga sheekeynayaa mallard-ka, geedaha, iyo buugaagtii aan akhriyey, iyo sida ay noo tusinayaan in dadaalka qarsoon uu ugu dambeyn keeno midho. ๐ง๐ฑ๐ฆ
Dhageyso si aad u xasuusato, in dhaqaaq kastaa uu qiimo leeyahay โ xitaa kan aan la arkin.
-
Bismilaah;
Haddii aad dareentay daal, hoos u dhac, ama waqti aan xasilloonayn, waa caadi. Dib u soo kabashadaadu waa qeyb ka mid ah safarka. Waa astaanta ubax cusub oo soo bixi doona.
Xilli walba wuxuu leeyahay saameyn, geed walbana wuu xasuustaa qabowgii uu ka soo gudbay. Qeybtan, waxaan ka hadlaynaa sida dabeecaddu noogu noqoto muraayad. Haddii geedaha ay markale ubaxaan (Caleemo yeeshan) adiguna waad awooddaa.โจ Dhageyso si aad u hesho xasuusin qalbigaaga taabanaysa. ๐ฑ๐๏ธ
-
Bismilaah;
Ku soo dhawaaw kalfadhigan saddexaad,
kaas oo kaliya naga codsanayaa hal shay:
in aan is-joojino ๐ฟ, eegno ๐, oo aan dareenno ๐คฒ๐ฝ.
Waayo markaad aamusto ๐คซ, waxaad maqashaa codad kale, biyo dhaqaaqaya ๐ง, dabeyl ๐จ, iyo qalbigaaga โฅ๏ธ.
Qeybtan, waxaan bilaabaynaa safar cusub ๐ถ๐ฝโโ๏ธ๐ค๏ธ oo ku saabsan fahamka ๐ง , fiirsashada ๐ธ, iyo koboca gudaha ๐ฑ
-
Bismilaah;
Qeybtan dib u eegista ah waxaan ka soo xulnay dhawr cashar oo Season 2 ka mid ahaa, kuwaas oo si qoto dheer u taabtay:
๐ง Maskaxda & rumaynta nafta
โจ Awoodda lagu gaaro yoolal (Dua Board)
๐ Quruxda ku jirta inaad adigu ahaato (Duwanaashadaadu waa awood)
โก Iyo sababta aan uga baqno ficilka
Haddii aad rabto inaad dib u eegto safarka fikirka & koritaanka , hadaba tani waa qaybtaada.
-
Bismilaah
Sidee ayay 16-ka qeyb ee Season 2 u beddeleen fikirkeyga, nolosheyda, iyo ducadeeydaba? ๐ง โจ Qeybtaan waxaan kula wadaagayaa 3 qodob oo noloshayda si gaar ah u taabtay, iyo sida aad adiguna ficil uga dhigi karto.
Waxaa intaa dheer:
wax yar oo kuu iftiiminaya waxa ku sugaya toddobaadyada soo socda.
Waa gunaanad, waa xasuusโฆ waa bilow cusub! ๐๐
-
Bismilaah;
Ma ogtahay in 90 maalmood oo kaliya aad ku beddeli karto maskaxdaada, jirkaaga, iyo ruuxdaada? ๐ฏ
Qaybtan waxaan ku qaadaa dhigaynaa: ๐ง Hal wax oo maskaxdaada kobcinaya๐ช Hal ficil oo jirkaaga xoojinaya๐๏ธ Hal tallaabo oo ruuxaaga sare u qaadaysa
โจ Haddii aad rabto in 90-ka maalmood ee foodda inagu soo haya ay noqdaan kuwii ugu qiimaha badnaa, halkii saxda ahayd ayaad timid!
Dhagaysi wacan! ๐ง
-
Bismilaah;
90-kii maalmood ee ugu horreeyey 2025 waa dhammaadeen. Siduu ahaay safarkaagii? Maxaad Haleeshay? Maxaad seegtay? โณ๐ค๐น Ma ogtahay in qayb cusub ay kugu jirto, balse u baahan inaad soo saarto? ๐๐น Ha noqon qof aasa qayb asaga ka mid ah. Baro, tijaabi, oo hel qaybta adiga kaa maqan! ๐ฅ
Dhagaysi wacan!
-
Bismilaah;
Qaybtan waxaan diiradda saaraynaa sagootinta Ramadaanka 2025 si qoto dheer oo xusuus mudan. ๐โจ Waxan halkan qaada dhignay saddex suโaalood oo kaa caawinaya inaad ka tagto qayb ka mid ah naftaada sannadkan, si aad sanadaha dambe dib ugu milicsato Ramadaankan gaarka ah. Ma doonaysaa inaad ka tagto xusuus kaa farxisa marka aad dib u jaleecdo? Hadba Ila qor๐คโ๏ธ
Dhageyso oo qoro xusuustaada maanta! ๐
-
Bismilaah;
Ramadaan & Workout! ๐๐๏ธโโ๏ธMa la jaanqaadi kartaa jimicsiga inta lagu jiro soonka? Xalqaddan, waxaan la falanqeyn doonaa marti khibrad leh si aan uga faaโiidaysano Ramadaanka si aan u dhaqaaqno! Dhagayso si aad u ogaato sida Ramadaanka iyo jimicsigu iskula jaanqaadi karaan! ๐๏ธโจ
-
Bismilaah
Xalqaddan waxay ku saabsan tahay 5 talo oo sahlan oo kaa caawinaya inaad Ramadaanka uga faaโiidaysato si fudud, nafci badan, oo ajar badan leh. ๐โจ Waxaan ka hadlaynaa sida aad uga faa'iidaysan karto neefsashada si ay kuu caawiso, niyad sax ah u dejisato dhammaan camalkaaga, isku dheelitirto cibaadada iyo nolol maalmeedka, iyo sida loo xakameeyo waqtiga iyo baraha bulshada si aad u korto ruxiyan. ๐ฟโณ
Dhagaysi wacan!
-
Bismilaah;
Marti Gaara! ๐๏ธ
Xalqadan cusub ee Ramadaanka, waxaan la fariisannay marti gaar ah: Shamso iyo Fatush! ๐โจ Waxaan si qoto dheer uga hadalnay sida loogu diyaargaroobo bishan barakaysan, muhiimadda barashada Ilaahay ๐, iyo sida ducadu uga dhigan tahay furaha barakada iyo dhabta nolosha ๐คฒ. Waa sheeko xiiso leh, oo qoto dheer oo ka buuxaan talooyin qiimo badan โ ha moogaanin! ๐ง๐ก
-
Bismilaah:
Xalqaddan waxa aynu ku lafagureynaa suโaasha muhiimka ah ee ah: Sidee ku ogaan kartaa waxa aad doonayso inaad noloshaada QABATOโhadday tahay shaqo, korriin shaqsiyadeed, ama horumar ruuxi ah? ๐ค๏ธโจ. Waxaan kuu diyaarinay suโaalo xeel dheer oo kaa caawin doona inaad hesho caddeyn iyo jihayn sax ah, adiga oo si miyir leh u qorsheynaya mustaqbalkaaga.
Dhagaysi wacan ๐งโจ
-
Bismilaah
Mararka qaar awooddeena dhabta ah waxay ku qarsoon tahay wax aan horey u u aaminay inay yihiin daciifnimadeenii! (Weaknesses)๐ญโจ Qeybtan, waxaan ku qaadaa-dhigi-doonaa sheekada wiil yar iyo judo-ha waxa kala qabsaday, muhiimadda ay leedahay in la barto hal xirfad, iyo sida aad u aqoonsan karto awoodaada qarsoon. Waa waqtigii aan aragtideena bedeli lahayn! ๐
Dhagaysi wacan ๐ง๐
-
Bismilaah;
Ku soo dhawoow qaybta lixaad oo ah bilowga taxanaha the mindset shift 'Isbeddelka Maskaxda' ๐, halkaas oo aan ku sahminayno sida fikirkaaga u beddeli karo noloshaada. Maanta, waxaan falanqeyn doonaa oraahda caanka ah ee Henry Ford: 'Haddii aad aaminsan tahay inaad awooddo ama aadan awoodin, labadaba waad saxantahay.' ๐ค Waxaan sidoo kale wadaagi doonaa sheekooyin dhiirigelin leh oo muujinaya awoodda isbeddelka maskaxda. ๐ก
Dhagaysi wacan! ๐ถ
-
Bismilaah;
Marti Gaara! ๐๏ธ
Xalqadan waxaan marti ku inoogu ah Fatush, martideennii ugu horreysay ee podcast-kan! ๐๏ธโจ Wada sheekaysigeenu wuxuu ku saabsan yahay Vision Boardโsidii aad yoolalkaaga uga dhigi lahayd kuwo muuqda, la taaban karo, oo la gaari karo. ๐๐ฏ
Ma isticmaashaa Vision Board? Mise sanadkan ayaad qorshaynaysaa inaad tijaabiso? ๐คโจ
Dhagaysi wacan! ๐ง
- Laat meer zien