Afleveringen
-
4 XIRFADOOD OO UGU WAXTARKA BADAN 2024. HADDA XOOGA SAAR SIDII AAD KU BARAN LAHAYD.
1. PSYCHOLOGY
2. BUSINESS
3. TECHNOLOGY
4. HISTORY.- BIOGRAPHY
-
Zijn er afleveringen die ontbreken?
-
KALSOONIDA NAFTAADA IYO SHAQSIYADAADA SIDEE KU WANAAJINKARTAA. SI DADKAL KALE AAD ULA DHAQATID.
-
MENTAL ENERGY SIDEE LAGU ABUURANKARAA, WAA QAYBTA FIRFIRCOONIDA, MARKA AAD CAAJIS DAREENTID DIB U DHIGASHA BADAN DAREENTID WAXAA HOOSEEYO MENTAL ENERGYGAAGA.
-
5 CAADO OO KUGU HAYAGSA ISBEDDELKA NOLOSHA, HADDDII AAD KU DHAQANTID.5 SUAALOOD HADDII AAD KA JAWAABTID OO CAADOOYINKA DHIGATID JAWAABAHAAS HUBAAL NOLOSHAADA ISBEDEL WEYN AYAAD KU ARKI DOONTAA.1. Dadka badankooda ma oga in ay u bahanyihiin isbedel nololeed2. Meel aan ka bilaabo isbedelka nolosha ma garanayo3. Natiijada ka soo baxda ayaan ka baqaa haddii aan wax uun sameyo4. Waxaas aqoonteeda ma lihi waligay ma soo baranin, waxaan u daayaanaa dadka soo bartay! 5. Awood qofeed iyo awood dhaqaale ma haayo aan ku bilaabo isbedelkaas.
-
SIDEE CAQLI, CILMI IYO CAQIIDABA KU KOBCIKARTAA?Casharkaan waxaan kugula wadaagi doonaa labo caado mid ubaad leedahay-
1. Maskax kobcaysa oo koraysa
2. Maskax daalan oo dhimanaysa
-
BARO XIKMADA KU JIRTA 3 DAAN XIRFADOOD
-
XIRIIRKA NAFTAADA IYO DAGANASHAHA MAALINTAADA CASHAR AAD U QIIMA BADAN.
-
KA FAA IIDEYSA JADWALKA RAMADAANKA 2024
-
7 QODOB OO HADDII AAD DHAQAN GALISID NAFTAADA ISBEDDEL WAYN AAD KU TILAABSAN DOONITID
-
HADDII AAD CALAMADAHAAS LEEDAHAY, BARO OO JOOGTAY 6 DAAN QODOB EE AAN KULA WADAAGAY.
-
DUNIDAAN TECHNOLOGYADA AH SIDEE OGA FAA IIDEYSANKARNAA.
-
NOLOSHA INTA AAD NOOSHAHAY WAXAAD LEEDAHAY RIYOOYIN IYO HIMILOOYIN AAD DOONEYSID IN AAD XAQIIJISID. 6 QODOB WAYKU CAAWINDOONAAN
- Laat meer zien